Gratis Versand ab 14,99 €. Mehr Infos.
Bookbot

Xasan Cabdi Madar

    GALALAATI Burburkii Jamhuuriyaddii Soomaalida (1960-1991): (Somali Edition)
    • Buuggan "Galalaati" waxa uu si qumman u lafagurayaa dawladnimadii Jamhuuriyaddii soomaalida ee curatay 1960, burburtayna 1991, goortii ay burburtay, sidii ay u burburtay iyo wixii burburiyey. Waxa uu isweydiinayaa soddonka sano marka saddex tobnaad loo qaybiyo, tobanka si gaar ah loogu tiriyo burburka: Ma tobankii hore, ma tobankii dhexe mise tobankii u dambeeyey? Waxa kale oo uu innagu baraarujinayaa saddex xilli oo dawladnimada soomaalidu burburtay balse aan dhug loo yeelan, ayse tahay in dib loo milicsado oo looga tusaale qaato hagaajinta timaaddada.

      GALALAATI Burburkii Jamhuuriyaddii Soomaalida (1960-1991): (Somali Edition)2020
      4,5